Tarbiya fasalka 8-aad

DUGSIYADA DALKA OO LA FASAXAY

Sida ku cad qoraal ka soo baxay Xafiiska WasiirkaWasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, dhammaan dugsiyada dalka ayaa la faray in la xidho 13ka bisha April ee saanadkan.  Dugsiyada ayaa xidhnaan doono muddo ku siman la (2) bilood. Waxbarshada Dadban ayaa iyaduna ku...