Waxaanu idinku wargelineynaa inaad bartan dhowaan [ April 20, 2020] kala socon doontaan jawaabaha su’aalaha imtixaanada shahaadiga ah ee sannadihii 2019 iyo 2018. Waxaanu ahmiyadda koowaad siinay oo si dhakhso ah aad u heli doontaan Jawaabaha imtixaanada maadooyinka Maths, Physics iyo Chemistry. Waxaanu idinka rajaynaynaa wixii ra’yi, talo, aragti, cabasho, war iyo dhiirigelin ah ee ku saabsan hawlqabadka bartan Somalilandschools.net inaad noogu soo dirtaan somalilandschools@gmail.com ama smelmi2017@gmail.com ama Telefoonada: 063 6551738, 065 4421900 ama 065 4421900. Mahadsanid.