Bartan, Somalilandschools.net, waxaad ka heleysaa imtixaano, casharro, iyo qoraalo kala duwan oo dhammaan ku saabsan Waxbarashada dugsiyada sare iyo Hoose/dhexe. Waxaanu idiin ballanqaadaynaa dhowaan inaad naga heshaan jawaabaha imtixaanada, si aad u tijaabisaan heerka u diyaargarawga imtixaanka.