Maamulaha dugsiga Iftiin, Saleebaan Yaasiin, waalidiinta ardayda dhigata dugsiga, maamulka iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Burco ayaa ka soo qaybgalay xaflad lagu sagootinayey ardaydii dugsiga ka qalinjebisey sannad dugsiyeedka 2017 – 2018, sidoo kalena lagu daahfurayey waxbarashada sannad dugsiyeedkan cusub ee 2018 – 2019.

HOOS KA DAAWO XAFLADDA DUGSIGA IFTIIN: