Wararka/News

DUGSIYADA DALKA OO LA FASAXAY

Sida ku cad qoraal ka soo baxay Xafiiska WasiirkaWasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, dhammaan dugsiyada dalka ayaa la faray in la xidho 13ka bisha April ee saanadkan.  Dugsiyada ayaa xidhnaan doono muddo ku siman la (2) bilood. Waxbarshada Dadban ayaa iyaduna ku...

QAYBAHA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH OO  LA SHAACIYEY

QAYBAHA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH OO LA SHAACIYEY

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland, Mudane Daa'uud Axmed Faarax, ayaa ka jawaabay su'aal ku saabsan qaybaha uu ka koobnaan doono Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare.  Gudoomiyaha ayaa ka jawaabayey su'aal uu weydiiyey arday ka tirsan Dugsiga Sare ee...